0%
Caution: JavaScript execution is disabled in your browser or for this website. You may not be able to answer all questions in this survey. Please, verify your browser parameters.

Salaan sare!

Apart Together waa daraasad caalami ah oo qiimeyneysa saameeynta uu caabuqa COVID-19 ku yeeshey qaxootiga iyo muhaajiriinta. Waa is-kaashi ka dhaxeeya Ururka Caafimaadka Adduunka iyo ururo xarumo caafimaad oo ey hogaamiso Jaamacada Ghent iyo Jaamacada Copenhagen. Ula jeedada aan ka leenahay cilmibaaristaan ayaa ah inaan waxbadan ka ogaano qibrada ay dadka soo galay wadanka iyo qaxootigaba ay u leeyihiin, iyo waxyaabaha ka caawiya ula tacaalida iyo saameynta Covid-19.  Warbixintaan ayaa inaga caawineysa ineey cilmibaarayaasha ogeysiiyaan hay’adaha iyo siyaasiintaba sida ay u wanaajin lahaayeen ama u taageeri lahaayeen dadka soo galay wadanka iyo qaxootigaba, inta ay socota/inta dhibka socdo iyo kadib markeey dhamaato masiibada caabuqani. 

Ka qeyb galka cilmibaaristaan waa qarsoodi, taasoo loola jeedo in aysan cidna arkeynin jawaabahaaga.

Waxaad ka dooran kartaa luqadaada liiska xulashada.

Waad ku mahadsan tahay buuxinta sahankan! 
 

Kooxda/grurrubka “Apart Together”

There are 36 questions in this survey.